Munaasabada Qalinjabinta Dufcadii 6aad ee Jaamacada Caalamiga Daaha(Daha International university) ayaa dhici doonta maalinka Arbacada oo Aaay Taariikhqu Ku Beegantahay 9/12/2020
Hambalyo Dhamaan Qalinjabiyayaash #DIU The source of knowledge and science