Jaamacadda Caalamiga ah ee Daaha iyo Hayada "Africa Friendship Association" in Turkey oo ah hayad ka shaqeysa Waxbsrashada iyo hormarinta aadanaha ayaa hishiis Ku kala saxiixday dalka Turkiga Magaalada Istanbul.

Jaamacadda Caalamiga ah ee Daaha iyo Hayada “Africa Friendship Association” in Turkey oo ah hayad ka shaqeysa Waxbsrashada iyo hormarinta aadanaha ayaa hishiis Ku kala saxiixday dalka Turkiga Magaalada Istanbul. Hishiiska ayaa u matalayey Jaamacadda Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Mudane Abdifatah Abdullahi Omar (Dhoodaan) iyo Madaxa Xafiiska Reserch-ka Jaamcadda Mudane Saadaq Mohamoud Hassan Labada dhinac ayaa ku hishiiyey arimo badan horumar weyn uh ardayda Jaamacadda iyo guud ahaan ardayda Soomaaliyeed.
Jaamacadda Caalamiga Daaha oo dhawaanahaan ka shaqeneysay Xoojinta Xiriirka Caalamiga ah ayaa wado dadaalo lagu kobcinaayo Xiriirka Caalamiga ah.
DIU_MGT_OFFICE

Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 6aad ayaa lagu magaalada muqadishu Caasimada Somalia 9/12/2020.