OGEYSIIS MUHIIM AH

Jaamacadda DIU waxa ay ogeysiinaysaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan ardada ka soo qalinjebisay dugsiyada sare iyo waalidiintooda in Jaamacadda ay soo kor dhisay takhasusyada kala ah:
1. Bachelor of Medicine and Surgery.
2. Bachelor of Agricultural Science
3. Bachelor of Veterinary Science
4. Bachelor of Law
Ka dib markii ay fariisteen Academic Boardka Jaamacadda ayna qiimeeyeen baahida loo qabo takhasusaadka halkaan ku lifaaqan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *