Seminar ku saabsan family planning ayaa lagu qabtaya hoolka jamacada Diu Seminar kaas oo aay soo qabanqaabiyeen Ardayda Public health Jamacada.
waxaa shalay xarunta dhexe ee jaamacada DAHA Ka Qabsoomay Seminar
waxaa shalay xarunta dhexe ee jaamacada DAHA noogo soo gabagaboobay siminaar socday mudo lix maalmod ah oo ku saabsanaa Advanced network
Sminaaarkaas waxaa ka faa,ii deystay ardayda Jaamacada Gaar ahaan Kuliyada Computer science and engineer
Munaaasabada Xaflada Qalain Jabinta Dufcadii 6aad ee Jaamacadda Caalamiga Daaha Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Mugadishu.
Xafladaan oo aay ku qalin jabinaayaa in ka badan 300 oo araday ayaa ka dhacday Hoolka Guryasamo ee magaalada muqdisho caasimada somalia xaflada waxaa ka soo qeeyb galay maamulka, shaqaalaha, macalimiinta jamacada iyo martisharaf kala duwan.