Bashir sheikh mohamed

OGEYSIIS MUHIIM AH

Jaamacadda DIU waxa ay ogeysiinaysaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan ardada ka soo qalinjebisay dugsiyada sare iyo waalidiintooda in Jaamacadda ay soo kor dhisay takhasusyada kala ah:1. Bachelor of Medicine and Surgery.2. Bachelor of Agricultural Science3. Bachelor of Veterinary Science4. Bachelor of LawKa dib markii ay fariisteen Academic Boardka Jaamacadda ayna qiimeeyeen baahida loo qabo takhasusaadka …

OGEYSIIS MUHIIM AH Read More »