Uncategorized

Ogeeysiis

Maalinka Khamiista Taariikhdu ku beegantahay 04/11/2021, waxaa inoo bilaaban doono Imtixaan-ka Dhexe (Midterm Exam), Semester ka 1aad Sanad dugsiyeed ka 2021/2022.Dhammaan Ardayda Jaamacadda guul ayaan u rajeyneynaa.#Midterm_2021_2022#Daha_international_university#DIU_The_source_of_knowledge_and_Science.