Bashir sheikh mohamed

Ogeysiis Muhiim Ah

………Ogeysiis Muhiim Ah………Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Ardayda cusub ee iska soo diiwaan gelisay Jaamacadda in Jaamacadda ay Furmi doonto Maalinta Arbacada ah 30/09/2020.Wixii faafaahin ah la xiriir Xafiiska Diiwaagelinta:857867/0615995048/0612514040